HOME | CONTACT | SUPPORTERS | REGISTER


Kidscount

Ilma Walbaa Waa Muhiim

Ku soo dhowaada kidscount - waa websaytka waalidiinta ee dhamaan wixii ku saabsan carruurta. Waxaa ku yaalla macluumaadka aad ku korin karto carruur faraxaana oo isku kalsoon.

Inaad waalid noqotaa waa shaqada ugu muhiimsan oo aad qaban karto. Weligeedna waa jiri doontaa. Maaha inaad ogaato mar walba wax kasta. Run ahaan, carruurta iyo waalidkuba waxbay kala faaiidaystaan. Markii aan sii fahamno carruurtaba, waxaan awoodi doonaa inaan ka caawino inay si fiican u koraan una hormaraan.

Waa sahalan tahay in websaytkaan la isticmaalo. Waxaad awoodi doontaa inaad akhrido liiska mawduucyo badan oo xiisa leh kuna saabsan waalidnimada. Waxaad awoodaa inaad akhrido liistada mawduucyada xiisa leh. Waxaad kaloo dhegaysan kartaa qaarkood adoo riixaya botonka cagaaran ee daarida oo ku yaalla bogga dhinaciisa. Haddii aad doonayso inaad daabacdo bog, riix botonka daabacaha.

 

Ka fekerida waalid noqoshada

Fahmida waaya-aragnimada carruurta

Fahmida koritaanka ilmaha

Wax ka qabshada baahida ilmaha

Find help